Muxuu Laascaanood ka qabanyay taliye hore ee Danab ka hor inta aan la dilin?

Sabtidii la soo dhaafay waxaa baahay war ku saabsan geerida Maxamed Aadan Suleymaan, nin dhalinyaro ahaa oo soo hugaamiyay ciidamado qaas ah oo ka tirsan milatariga Soomaaliya. Maxamed wuxuu mar soo noqday taliyaha ururka afaraad ee guutada kumaandooska ah ee Danab, kuwaas oo saldhigoodu yahay xerada ciidamada Ballidoogle ee Maraykanku gacanta ku hayo. Mar kale … Continue reading Muxuu Laascaanood ka qabanyay taliye hore ee Danab ka hor inta aan la dilin?